SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

https://www.sbs.com.au/language/somali/so/podcast/sbs-somali

Eine durchschnittliche Folge dieses Podcasts dauert 9m. Bisher sind 1751 Folge(n) erschienen. Dieser Podcast erscheint täglich.

Gesamtlänge aller Episoden: 14 days 13 hours 53 minutes

subscribe
share






Wararka SBS Somali, 17 May.


Golaha Amaanka ayaa ka dooday soo afjarida ciidamada Qaramada Midoobay ee ka hawlgala Ciraaq.


share








   9m
 
 

Golaha Amaan ee QM oo ka dooday soo afjarida Ergada QM ee Ciraaq.


Golaha Amaanka ayaa ka dooday soo afjarida Ergada Qaramada Midoobay ee Ciraaq ka hawl gasha.


share








   5m
 
 

Understanding Australian child restraint laws and its best practice.


Understandin Australian child restraint laws and its best practice.


share








   11m
 
 

Hamdi Ali & Muhuba Qaymaa & saamaynta baraha bulshada ee da'a-yarta


Muhubo Suleymaan (Muhubo Qaymaa) iyo Hamdi Ali, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS waxa ay ka waraysatay da'a-yarta isticmaalkooda baraha bulshada iyo saamaynta uu ku leeyahay nolashooda, haday noqoto mid wax barasho, dhanka caafimaadka maskaxda iyo dhanka xidhiidhka ay waalidka la leeyihiin.


share








   16m
 
 

DR M Abbaas oo miisaaniyada Australia 2024-2025 ka faaloonaya.


Dr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS uga waramay miisaaniyada Australia 2024-2025.


share








   14m
 
 

Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay.


Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya ayaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay. Shirkan ayaa waxaa isugu yimid madaxda federaalka Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud, Ra'iisul Wasaare Xamza C Barre, R/wasaare ku xigeen Saalax Axmed Jaamac iyo madaxweynayaasha maamulada kala ah Jubbaland, Garmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeele iyo maamulka gobalka Banaadir. Shirkan ayaa waxaa ka maqan madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni...


share








   6m
 
 

Dooda dadka cusub ee Australia yimaada oo soo laabatay.


Dooda ku saabsan dadka Australia ay dib-udajinta u samayso, kuwa shaqada u yimaada iyo ardada wax-barashada usoo doonta iyo saamaynta bulsho, dhaqaale iyo tan siyaasadeed ee ay yeeshaan oo dib usoo laabatay.


share








   11m
 
 

WARARKA SBS SOMALI, 13 MAY.


Wararka SBS Somali ee 13 May.


share








   7m
 
 

Isse Dholawaa iyo shaqo ka joojinta xafiiska UNSOM


Isse Dholawaa oo ka waramay go'aanka Dawladda Federalka Soomaliya ay xafiiska UNSOM shaqada uga joojinayso.


share








   12m
 
 

Mohamed Ibrahim: Shaqo joojinta xafiiska UNSOM


Mohamed Ibrahim oo aan ka waraysanay go'aanka Dawladda Federalka Soomaaliya ay ku joojinayso shaqada UNSOM


share








   6m