SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

https://www.sbs.com.au/language/somali/so/podcast/sbs-somali

subscribe
share






Sheikh Cabdinuur: We follow the Australian laws - Sheikh Cabdinur: Sharuucda waa ilaalinaa.


Sheikh Abdiwali is a one prominent Imams in Melbourne. He told SbS Somali that his madrases and others are ony to teach the kids their culture and religion. He denied any suggestion that there is need for madrases to be regulated. -

Sheikh Cabdiwali waa mid ka mid Imaamada ugu caansan Melbourne. Wuxuu u sheegay SBS Somali in dugsigiisa iyo kuwa kale ay caruurta baraan oo kaliya diinta iyo dhaqanka. Wuxuu diiday fikradha ah inay jirto baahi loo qabo in dugsiyada la sharciyeeyo.


fyyd: Podcast Search Engine
share








 October 4, 2013  17m