SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

https://www.sbs.com.au/language/somali/so/podcast/sbs-somali

subscribe
share






Interview with Dahir Omar Ali Dayr, Somali author part 1 - Waraysi Daahir Cumar Cali Dayr oo ah qoraa part 2


Daahir Omar Ali Dayr is an author who published several books in Somali.  In his books he covers topics such as violence and abuse against women, anti-colonial struggles of Somalia.  Mr Ali is also devoted advocate of preserving Somali language, culture and heritage. -

Daahir Cumar Cali waa qoraa daabacay buugaag afsomali ku qoran.  Mowduucyada uu buugtiisa kaga hadlo waxaa ka mid ah tacadiyada haweenka lagula kaco iyo la dagaalankii gumaysiga.  Daahir sidoo wuxuu aad ugu doodaa sidii loo xafidi lahaa afka, dhaqanka iyo hidaha Soomaalida.


fyyd: Podcast Search Engine
share








 February 5, 2015  6m