SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

https://www.sbs.com.au/language/somali/so/podcast/sbs-somali

subscribe
share






Interview: Vision impaired prof Siyad Abdi. - Waraysi: Prof Siyad Abdi oo araga la'a


Siyad Abdi is vision impaired professor based in Perth, WA.  He has been fighting to stay in Australia for many years after residence application was rejected.  SBS Somali spoke to him in Perth on that issue and others.    -

Siyad Abdi waa Professor araga la'a oo fadhigiisu yahay magaalada Perth ee WA.  Wuxuu mudo sanado ah dagaal ugu jiray sidii dalka deganaansho looga siin lahaa kadib markii codsigiisii hore la diiday.  SBS Somali ayaa ka waraysatay arintaas iyo kuwo kale.


fyyd: Podcast Search Engine
share








 March 3, 2017  9m