Gesamtlänge aller Episoden: 14 days 10 hours 48 minutes
Toyota Altona Plant closes with thousands losing their jobs.
-Toyota Altona Plant closes with thousands losing their jobs.
Dr Abdirahman explains the difference between Somalia and Australia on farming and livestock.
Siyad Abdi is vision impaired professor based in Perth, WA. He has been fighting to stay in Australia for many years after residence application was rejected. SBS Somali spoke to him in Perth on that issue and others. -
Siyad Abdi waa Professor araga la'a oo fadhigiisu yahay magaalada Perth ee WA. Wuxuu mudo sanado ah dagaal ugu jiray sidii dalka deganaansho looga siin lahaa kadib markii codsigiisii hore la diiday...
Dr. Yusuf -
Dr. Yusuf waxa uu wareysigaan uu ku sharxayaa Sawirka uu kahaystay markii hore Somalia iyo markii uu tagay, sidoo kale waxa asaga iyo xaaskiisa Drs. Khadiija ay tababar siiyeen ardada Jaamacada Muqdisho
Daahir Omar Ali Dayr is an author who published several books in Somali. In his books he covers topics such as violence and abuse against women, anti-colonial struggles of Somalia. Mr Ali is also devoted advocate of preserving Somali language, culture and heritage. -
Daahir Cumar Cali waa qoraa daabacay buugaag afsomali ku qoran. Mowduucyada uu buugtiisa kaga hadlo waxaa ka mid ah tacadiyada haweenka lagula kaco iyo la dagaalankii gumaysiga...
Fadumo Elmi is the vice president of Queensland African Communities council. SBS Somali spoke to her about the recent widely publicized racial abuse of an African man working for Queensland Rail. She also spoke about her organization's role in fighting racism and prejudice in Queensland. -
Fadumo Elmi waa madaxweyne ku xigeenka golaha bulshooyinka Africanka ee Queensland...
Dr Hassan Ibrahim is regional refugee and migrant education coordinator in Christchurch, New Zealand. Dr Hassan has written extensively about experience of refugees and its impact on education. He also talks about how the host countries can respond to support refugee families in contributing their kids education. -
DR Hassan Ibrahim waa isuduwaha gobol ee qaxootiga iyo soogalootiga fadhigiisuna yahay Christchurch, New Zealand...
In this report: New Somali classes launched in Sydney's west, teaching Somali children Somali Language. Parents and teachers talk about the importance of their children learning their mother tongue. Children are also taught about culture and tradition. -
Warbixintan: Fasal cusub oo laga bilaabay galbeedka Sydney oo caruurta Somalida lagu barayo Afsomaliga. Waalidiinta iyo macalimiinta ayaa ka hadlaya muhiimada in caruurtoodu bartaan afka hooyo...
The health benefits of Vitamin will be put to the test. This will be one of the largest studies ever on Vitamin D. The Australian study of 25,000 people aged between 60 to 79. -
Faaiidada caafimaad ee Vitamin D ayaa la baarayaa. Tan ayaa noqondoonta cilmi baaristii ugu waynayd ee Vitamin D lagu sameeyo. Cilmibaaristan Australia ayaa waxaa ka qayb qaadanaya 25 kun oo qof oo dadoodu u dhaxayso 60 iyo 79.
Sheikh Abdiwali is a one prominent Imams in Melbourne. He told SbS Somali that his madrases and others are ony to teach the kids their culture and religion. He denied any suggestion that there is need for madrases to be regulated. -
Sheikh Cabdiwali waa mid ka mid Imaamada ugu caansan Melbourne. Wuxuu u sheegay SBS Somali in dugsigiisa iyo kuwa kale ay caruurta baraan oo kaliya diinta iyo dhaqanka. Wuxuu diiday fikradha ah inay jirto baahi loo qabo in dugsiyada la sharciyeeyo.